{"id":33337,"date":"2015-11-05T16:55:46","date_gmt":"2015-11-05T15:55:46","guid":{"rendered":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/af-soomaali\/rett-til-bistandsadvokat\/"},"modified":"2024-01-22T10:15:35","modified_gmt":"2024-01-22T09:15:35","slug":"rett-til-bistandsadvokat","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/rett-til-bistandsadvokat\/","title":{"rendered":"Miyaan u qalmaa qareenka gargaarka sharciga?"},"content":{"rendered":"<div class=\"wpb-content-wrapper\"><p>[vc_row][vc_column][vc_column_text]Haddii aad aheyd dhibanaha rabshada qoyska, kufsiga ama xadgudubka kaloo galmada, waxaad xaq u leedahay kulan bilaash ah oo qareenka aad la yeelatid ka hor intaadan go\u2019aansan haddii aad sheegeysid ama aadan sheegeynin dambiga. <a href=\"https:\/\/www.statsforvalteren.no\/en\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Gofanatooraha Gobolka<\/a>\u00a0ayaa bixinayo qidmooyinka qareenka haddii aad go&#8217;aansatid inaadan soo sheegin dambiga. Haddii aad soo sheegtid dambiga, qareenka wuxuu isticmaalayaa maxkamada iyo magacaabista sida qareenka gargaarka sharciga kadib markii xadgudubka loo soo sheego booliska.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah linkiyada illaha (boggaga webka) hoose waxaa lagu heli karaa kaliya af Norway iyo Ingiriis.<\/p>\n<h2>Waxaad u qalmeysaa qareenka gargaarka sharciga haddii aad aheyd dhibanaha hal ama kabadan oo dabiyada xigga:<\/h2>\n<ul>\n<li><a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/lover-beskyttelse\/straff-seksuell-omgang-voldtekt\/\">kufsiga\/isku dayga kufsiga<\/a><\/li>\n<li>xadgudubka kale ee galmada<\/li>\n<li><a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/vold-i-naere-relasjoner\/hva-er-vold-definisjoner\/\">rabshada qoyska<\/a><\/li>\n<li>ka ganacsiga aadanaha<\/li>\n<li><a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/tvangsekteskap\/hjelp-tvangsekteskap\/\">guurka qasabka ah<\/a><\/li>\n<li><a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/kjonnslemlestelse\/omskjaering-jenter-kvinner\/\">gudniinka xubinta dumarka\/jarida (FGM\/C)<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Waxaad u qalmeysaa qareenka gargaarka sharciga haddii aad aheyd dhibanaha weerarka galmada halista ah ama xadgudubka (sida kufsiga, isdhaxgalka galmada markii aad aheyd canug ama isu taga aan la geynin). Isla sidaas ayay quseysaa haddii galmo ahaan uu kaaga faa\u2019ideystay dhaqtar sida bukaan, ama xubinta shaqaalaha sida deegaanka machadka.<\/p>\n<p>Haddii ay dhacdo rabshada qoyska, rabshada jireed ama cilmi nafsiga ah waa inay ahaataa mid daran oo lagu celiyay. Si markaas loogu tixgeliyo sida rabshada qoyska, dambiilaha waa inuu ahaadaa saaxib kuu dhow. \u2018Saaxib kuu dhow\u2019 waxaa ka mid ah xaasaska hadda iyo hore, jaalalka wada noolaanshaha, waaladiinta iyo carruurta. Carruurta la kulantay rabshada qoyska ayaa sidoo kale u qalmayo qareenka gargaarka sharciga.<\/p>\n<p>Daawo muuqaalkaan ku saabsan sida loo arko qareenka gargaarka sharciga:<\/p>\n<div style=\"padding: 56.25% 0 0 0; position: relative;\"><iframe loading=\"lazy\" style=\"left: 0px; top: 0px; width: 100%; height: 100%; position: absolute;\" src=\"https:\/\/player.vimeo.com\/video\/383483487?texttrack=nb;color=29837f&amp;title=0&amp;byline=0&amp;portrait=0\" width=\"300\" height=\"150\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2><\/h2>\n<h2>Waxaad sidoo kale u qalmeysaa qareenka gargaarka sharciga<\/h2>\n<ul>\n<li>haddii dhinaca kale lagu hayo amarka xakameynta ee gurigiina aad wadaagtaan, iyadoon laga eegin haddii amarka xakameynta la jibiyay ama aan la jibin<\/li>\n<li>haddii qof uu jabiyay amarka xakameynta aan xiriirka laheyn ama xiriirka leh ee adiga kugu aadan<\/li>\n<li>haddii aad la dhibaatootay waxyeelada jireed weyn ee ama cilmi nafsiga ama waxyeelada cilmi nafsiga sida ay sababtay xeerka rabshada, iyadoon laga eegin haddii dambiilaha uu yahay ama uusan aheyn qof aad taqaanid (tan si toos ah ayaa loogu dhaqmaa)<\/li>\n<li>haddii aad tahay hooyo laga dhintay ama aabo ee canug ka hooseeyo da\u2019da 18 kaas oo dhintay sida ay sababtay xadgudubka dambi<\/li>\n<\/ul>\n<p>Maxkamada ayaa sidoo kale laga yaabaa inay u magacawdo qareenka gargaarka sharciga ee ku saleysan iqtiyaarka oo dacwadaha aan caadiga aheyn ee ku saleysan dabiiciga iyo darnaanta dacwada. Qodobkaan si toos ah ayaa loogu dhaqmaa.<\/p>\n<p>Sharciyada quseeyo u qalmida qareenka gargaarka sharciga way adagtahay, oo way ku adkaan kartaa in la go\u2019aansado haddii aad ku daboolantahay qorshaha. Qareenka ayaa kaa caawin karo qiimeynta haddii dacwadaada ay ku siineyso qareenka gargaarka sharciga oo bilaash ah.<\/p>\n<p>Markii ay kowdii ay kulmaan dhibanayaasha iyo badbaadayaasha dacwadaha quseeyo rabshada qoyska, kufsiga ama weerarka kale ee galmada, booliska ayaa kuu sharaxato suurtogalnimada lahaanshaha qareenka gargaarka sharciga ee loo magacaabay dacwada.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/lovdata.no\/dokument\/NL\/lov\/1981-05-22-25\/KAPITTEL_2-6#KAPITTEL_2-6\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Wixii warbixin dheeraad ah ee ku saabsan qareenada gargaarka sharciga, fiiri Sadarka 9 ee Xeerka Habraaca Dambiga Norway (<em>straffeprosessloven<\/em>)<\/a><\/p>\n<p>Qareenka gargaarka sharciga waxaa u magacaabayo maxkamada, oo waad dooran kartaa qareen walboo aad rabtid. Xaaladaha degdega ah, booliska waxaa laga yaabaa inay u yeeraan qareenka la siinayo isla booska sida qareenka maxkamada magacowday.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/content\/uploads\/2015\/11\/www.domstol.no_contentassets_8c760dec1380465a832fb59d147e99ad_faste-bistandsadvokater.pdf\">Guudmarka qareenada gargaarka sharciga ee joogtada ah ee ka socdo domstolen.no (pdf)<\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.advokatenhjelperdeg.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Guudmarka qareenada gargaarka sharciga ee Advokatenhjelperdeg.no, \u201c<em>Finn advokat<\/em>\u201d (\u201cRaadi qareen\u201d) adeega<\/a><\/p>\n<p>Haddii aad go\u2019aansatid inaad soo sheegtid dambiga, qareenka gargaarka sharciga wuxuu ku siinayaa tallo uto taageero la xiriirto su\u2019aaleynta booliska, oo ku caawiyo inta lagu jiro baaritaanka iyo dacwadaha maxkamada. Qareenka gargaarka sharciga ayaa masuul ka noqonayo illaalinta xaquuqaha habraaca dhibanaha, iyo meesha ku haboon ee caawinta lagu bixinayo gudbinta sheegashada ee magdhowga dacwada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><em><small>Maqaalkaan waxaa qoray dinutvei.prod.dekodes.no oo kaashanayo shirkada sharciga Salomon-Johansen AS<\/small><\/em>[\/vc_column_text][\/vc_column][\/vc_row][vc_row][vc_column]<div class=\"wpforms-container wpforms-container-full feedbackForm\" id=\"wpforms-14783\"><form id=\"wpforms-form-14783\" class=\"wpforms-validate wpforms-form wpforms-ajax-form\" data-formid=\"14783\" method=\"post\" enctype=\"multipart\/form-data\" action=\"\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33337\" data-token=\"0ecf77174fab0f46fce48b8ec6d1e832\" data-token-time=\"1778990905\"><noscript class=\"wpforms-error-noscript\">Please enable JavaScript in your browser to complete this form.<\/noscript><div class=\"wpforms-field-container\"><div id=\"wpforms-14783-field_6-container\" class=\"wpforms-field wpforms-field-hidden\" data-field-id=\"6\"><input type=\"hidden\" id=\"wpforms-14783-field_6\" name=\"wpforms[fields][6]\"><\/div><div id=\"wpforms-14783-field_7-container\" class=\"wpforms-field wpforms-field-hidden\" data-field-id=\"7\"><input type=\"hidden\" id=\"wpforms-14783-field_7\" name=\"wpforms[fields][7]\" value=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33337\"><\/div><div id=\"wpforms-14783-field_10-container\" class=\"wpforms-field wpforms-field-radio wpforms-list-inline\" data-field-id=\"10\"><label class=\"wpforms-field-label\">Fant du det du lette etter?<\/label><ul id=\"wpforms-14783-field_10\"><li class=\"choice-1 depth-1\"><input type=\"radio\" id=\"wpforms-14783-field_10_1\" name=\"wpforms[fields][10]\" value=\"Ja\"  ><label class=\"wpforms-field-label-inline\" for=\"wpforms-14783-field_10_1\">Ja<\/label><\/li><li class=\"choice-2 depth-1\"><input type=\"radio\" id=\"wpforms-14783-field_10_2\" name=\"wpforms[fields][10]\" value=\"Nei\"  ><label class=\"wpforms-field-label-inline\" for=\"wpforms-14783-field_10_2\">Nei<\/label><\/li><\/ul><\/div><div id=\"wpforms-14783-field_4-container\" class=\"wpforms-field wpforms-field-textarea\" data-field-id=\"4\"><label class=\"wpforms-field-label\" for=\"wpforms-14783-field_4\">Vil du gi en kommentar setter vi pris p\u00e5 det<\/label><textarea id=\"wpforms-14783-field_4\" class=\"wpforms-field-medium\" name=\"wpforms[fields][4]\" placeholder=\"Hva lette du etter? Dine innspill hjelper oss \u00e5 lage et enda bedre nettsted. Har du sp\u00f8rsm\u00e5l \u2013 bruk sp\u00f8rsm\u00e5l- og svartjenesten v\u00e5r.\" ><\/textarea><\/div><\/div><!-- .wpforms-field-container --><div class=\"wpforms-field wpforms-field-hp\"><label for=\"wpforms-14783-field-hp\" class=\"wpforms-field-label\">Comment<\/label><input type=\"text\" name=\"wpforms[hp]\" id=\"wpforms-14783-field-hp\" class=\"wpforms-field-medium\"><\/div><div class=\"wpforms-recaptcha-container wpforms-is-recaptcha wpforms-is-recaptcha-type-v3\" ><input type=\"hidden\" name=\"wpforms[recaptcha]\" value=\"\"><\/div><div class=\"wpforms-submit-container\" ><input type=\"hidden\" name=\"wpforms[id]\" value=\"14783\"><input type=\"hidden\" name=\"page_title\" value=\"\"><input type=\"hidden\" name=\"page_url\" value=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33337\"><button type=\"submit\" name=\"wpforms[submit]\" id=\"wpforms-submit-14783\" class=\"wpforms-submit\" aria-live=\"assertive\" value=\"wpforms-submit\">Send<\/button><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/content\/plugins\/wpforms\/assets\/images\/submit-spin.svg\" class=\"wpforms-submit-spinner\" style=\"display: none;\" width=\"26\" height=\"26\" alt=\"Loading\"><\/div><\/form><\/div>  <!-- .wpforms-container -->[\/vc_column][\/vc_row]<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii aad aheyd dhibanaha dambiga halista ah, waxaad u qalmi kartaa caawin bilaash ah oo ka socoto qareenka gargaarka sharciga.<\/p>\n","protected":false},"author":18,"featured_media":11390,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"_relevanssi_hide_post":"","_relevanssi_hide_content":"","_relevanssi_pin_for_all":"","_relevanssi_pin_keywords":"","_relevanssi_unpin_keywords":"","_relevanssi_related_keywords":"","_relevanssi_related_include_ids":"","_relevanssi_related_exclude_ids":"","_relevanssi_related_no_append":"","_relevanssi_related_not_related":"","_relevanssi_related_posts":"","_relevanssi_noindex_reason":"","footnotes":""},"categories":[],"tags":[2443],"class_list":["post-33337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","tag-bistandsadvokat-so"],"acf":{"visskjul_tittel":"Skjul tittel","visskjul_breadcrumb":"Vis br\u00f8dsmule","wizard_tittel":""},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/18"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33337"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33504,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33337\/revisions\/33504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}