{"id":23689,"date":"2021-02-09T11:54:19","date_gmt":"2021-02-09T10:54:19","guid":{"rendered":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/?p=23689"},"modified":"2021-03-08T11:16:29","modified_gmt":"2021-03-08T10:16:29","slug":"waad-heli-kartaa-caawin-adeegyo-dadka-leh-danaha-galmada-ee-carruurta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/waad-heli-kartaa-caawin-adeegyo-dadka-leh-danaha-galmada-ee-carruurta\/","title":{"rendered":"Waad heli kartaa caawin \u2013 adeegyo dadka leh danaha galmada ee carruurta"},"content":{"rendered":"<div class=\"wpb-content-wrapper\"><p>[vc_row][vc_column][vc_column_text]Dadka jacel danaha galmada ee carruurta inta badan way ku adkaataa inay nolol wanaagsan ku noolaadaan. Laakin waa suurtogal inaad baratid xakameynta noocyadaan dareemaha ah.<\/p>\n<p>Yoolka &#8220;Waad heli kartaa caawin&#8221; (Det finnes hjelp) waa yareynta xadeynta lagula xiriirayo adeegyada caawinta, si marka kuwaas rabaan oo u baahan caawinta ay si sahlan u helaan. Shaqada caawiyaha waa daryeelidaada, ma ahan xukumistaada.<\/p>\n<p>Adeega wuxuu ka koobanyahay:<\/p>\n<ul>\n<li>Websaydka \u00ab<a href=\"https:\/\/detfinneshjelp.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">detfinneshjelp.no<\/a>\u00bb oo leh warbixin<\/li>\n<li><a href=\"https:\/\/detfinneshjelp.no\/snakk-med-oss-anonymt\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">sheeko<\/a> oo tallo iyo hagid ah iyo suurtogalnimada lagu diyaarsanayo wadatashi<\/li>\n<li><a href=\"https:\/\/detfinneshjelp.no\/onsker-du-behandling\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">rugaha caafimaad ee bixinayo daaweynta shaqsiga<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<h2>Ku saabsan daaweynta<\/h2>\n<p>Haddii aad rabtid daaweyn, waad codsan kartaa midaan nafsadaada. Ma jiraan sharuudo gudbinta ee ka imaaneyso Dhaqtarka Qoyska (GP) ama xirfadlaha daryeelka caafimaad. <a href=\"https:\/\/detfinneshjelp.no\/onsker-du-behandling\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Daaweynta<\/a> waxay ka koobantahay daaweynta hadalka shaqsiga ee cilmi nafsiilaha ama dhaqtarka maskaxda. Daaweynada waxay ka dhacdaa rugta caafimaadka bukaan socodka.<\/p>\n<p>Daaweeyayaasha waa cilmi nafsiilaha iyo dhaqtarka maskaxda oo taqasus u leh daaweynta dadka qabo afkaaraha galmada iyo dareemaha ku saabsan carruurta. Shaqaalaha waxay leeyihiin waajibaadka qarsoodiga. Waxaa sidaas darteed laga illaaliyaa la wadaagida warbixin walba ee adiga kugu saabsan dadka kale iyada oo aan jirin ogolaanshahaaga hore (illaa ay jiraan xaalad degdeg ah, oo nolosha halis ku ah).<\/p>\n<p>Barnaamijka daaweynta ee \u00ab<a href=\"https:\/\/detfinneshjelp.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Waxaad ka heli kartaa caawin<\/a>\u00bb waxaa hormariyay Agaasinka Caafimaadka ee Norwegian oo kaashanayo bulshooyinka tacliinta qaranka iyo caalamiga ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/detfinneshjelp.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Wax badan ka aqri ee ku saabsan &#8220;Waad heli kartaa caawin\u201d ee websaydka barnaamijka gaarka u ah<\/a>.[\/vc_column_text][\/vc_column][\/vc_row]<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maka baqeysaa in laga yaabo inaad sameysid xadgudubka galmada? Ma rabtaa inaad baratid sida loo xakameeyo soo jiidashadaada ee carruurta? &#8220;Waad heli kartaa caawin&#8221; waa adeeg loogu tallogalay dadka ka weyn da\u2019da 18 sanno ee jecel galmada carruurta.<\/p>\n","protected":false},"author":24,"featured_media":20446,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"_relevanssi_hide_post":"","_relevanssi_hide_content":"","_relevanssi_pin_for_all":"","_relevanssi_pin_keywords":"","_relevanssi_unpin_keywords":"","_relevanssi_related_keywords":"","_relevanssi_related_include_ids":"","_relevanssi_related_exclude_ids":"","_relevanssi_related_no_append":"","_relevanssi_related_not_related":"","_relevanssi_related_posts":"","_relevanssi_noindex_reason":"","footnotes":""},"categories":[984,2153],"tags":[],"class_list":["post-23689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-af-soomaali","category-dambiilaha"],"acf":{"visskjul_tittel":"Skjul tittel","visskjul_breadcrumb":"Vis br\u00f8dsmule","wizard_tittel":""},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/24"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23689"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24296,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23689\/revisions\/24296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}