{"id":22132,"date":"2020-12-15T11:21:30","date_gmt":"2020-12-15T10:21:30","guid":{"rendered":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/?p=22132"},"modified":"2021-03-08T10:57:42","modified_gmt":"2021-03-08T09:57:42","slug":"dhibanaha-ragga-ah-ee-rabshada-iyo-xadgudubka-qadka-caawinta-ragga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/dhibanaha-ragga-ah-ee-rabshada-iyo-xadgudubka-qadka-caawinta-ragga\/","title":{"rendered":"Dhibanaha ragga ah ee rabshada iyo xadgudubka &#8211; qadka caawinta ragga"},"content":{"rendered":"<div class=\"wpb-content-wrapper\"><p>[vc_row][vc_column][vc_column_text]<a href=\"https:\/\/reform.no\/tjenester\/mannstelefon\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Qadka caawinta ragga<\/a> (Mannstelefonen) waxay la xiriirtaa <a href=\"https:\/\/reform.no\/om-oss\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Reform &#8211; xarunta illaha ee ragga<\/a>. Wacitaanada ku aadan qadka caawinta ragga waxaa ka jawaabo qof aad kala hadli kartid arimaha inta badan, oo ay ku jiraan rabshada ama xadgudubka galmada ee aad la kulantay. Shaqaalaha qadka caawinta iskaa wax u qabsiga waxaa loo tababaray inay la taliyaan wacayaasha murugeysan.<\/p>\n<p>Waxaad sidoo kale kala hadli kartaa arimaha xiriirada, furiinka iyo dhibaatooyinka haynta canuga ama xaquuqaha booqashada, dagaalka shaqsiga iyo xadgudubka jirka, kali ahaanshaha, gooniyeynta iyo qilaafyada, ama xaaladaha kale ee aad la dhibaatooneysid. Shaqaalaha qadka caawinta ee ka jawaabo wacitaanada waxay leeyihiin waajibaadka qarsoodiga.<\/p>\n<blockquote><p>&#8220;Qadka caawinta ragga waa adeega qadka caawinta taleefonka Norway ugu da\u2019da weyn gaar ahaan loogu tallogalay ragga. Qadka caawinta wuxuu ka qabtaa wacitaanada ragga la dhibaatoonayo rabshada.\u201d<\/p><\/blockquote>\n<p>Qadka caawinta waxay kugu caawin kartaa sheegida dhibaatooyinkaaga, iyo malaha aad gelisid aragtiyo cusub.<\/p>\n<p>Haddii aad u baahantahay caawin aad loo gaareeyay, shaqaalaha qadka caawinta ayaa kugula talinayo cida kale ee lala xiriirayo.<\/p>\n<h3>Warbixinta xiriirka<\/h3>\n<p>Haddii aad u bahaantahay inaad la hadashid qof si degdeg ah inta lagu jiro saacadaha waqtiga maalinta, oo micnaheeda ah ka baxsan saacadaha furitaanka maqribka qadka caawinta ragga, soo wac Reform \u2013 xarunta illaha ragga loogu tallogalay ee <a href=\"tel: 22340950\">22 34 09 50<\/a>. Waxay umarayaan wado aad u dheer si ay waqti ugu qaataan inay kula hadlaan.<\/p>\n<p>Shaqaalaha waxay ku hadlaan af Noorweeyaan. Caawinta sidoo kale waxaa lagu heli karaa af Ingiriiis.<\/p>\n<p>Qadka caawinta ragga <strong><a href=\"tel: 22340960\">22 34 09 60<\/a>,\u00a0<\/strong>Isniinta illaa Jimcaha, 5pm &#8211; 8pm maqribkii (marka laga reebo inta badan fasaxyada bulshada).<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/reform.no\/tjenester\/mannstelefon\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Websaydka qadka caawinta ragga<\/a>[\/vc_column_text][\/vc_column][\/vc_row]<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ma tahay dhibanaha rabshada ama xadgudubka? Qadka caawinta wuxuu ka qabtaa wacitaanada ragga la dhibaatoonayo rabshada.<\/p>\n","protected":false},"author":24,"featured_media":25015,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"_relevanssi_hide_post":"","_relevanssi_hide_content":"","_relevanssi_pin_for_all":"","_relevanssi_pin_keywords":"","_relevanssi_unpin_keywords":"","_relevanssi_related_keywords":"","_relevanssi_related_include_ids":"","_relevanssi_related_exclude_ids":"","_relevanssi_related_no_append":"","_relevanssi_related_not_related":"","_relevanssi_related_posts":"","_relevanssi_noindex_reason":"","footnotes":""},"categories":[984,2152,2425,2426,2429,2431],"tags":[],"class_list":["post-22132","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-af-soomaali","category-dhibanaha","category-hjelp-so","category-hjelp-utsatt-digital-vold-so","category-hjelp-utsatt-voldtekt-so","category-hjelp-utsatt-so"],"acf":{"visskjul_tittel":"Skjul tittel","visskjul_breadcrumb":"Vis br\u00f8dsmule","wizard_tittel":""},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/24"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22132"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24283,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22132\/revisions\/24283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}