{"id":12575,"date":"2021-02-22T13:31:22","date_gmt":"2021-02-22T12:31:22","guid":{"rendered":"http:\/\/nkvts.webforslag.com\/utover-somali\/waa-maxay-maaraynta-cadhadu\/"},"modified":"2021-10-13T10:16:26","modified_gmt":"2021-10-13T08:16:26","slug":"waa-maxay-maaraynta-cadhadu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/waa-maxay-maaraynta-cadhadu\/","title":{"rendered":"Waa maxay barnaamijka maareynta xanaaqa Br\u00f8set?"},"content":{"rendered":"<div class=\"wpb-content-wrapper\"><p>[vc_row][vc_column][vc_column_text]Adeega waa qaran oo waxaa loogu tallogalay dambiilayaasha rabshada ee ka weyn 18 sanno jirka. Barnaamijka wuxuu guud ahaan howlgeliyaa koox daaweyn ah, inkastoo sidoo kale loo isticmaali karo shaqsi ahaan. Waxaad ka baran kartaa farsamooyinka lagu xakameynayo dabeecada dagaalka iyo ka shaqeynta badelida dabeecadaha.<\/p>\n<p>Daawo filimka ku saabsan xiriirka barnaamijka maareynta xanaaqa Br\u00f8set:<\/p>\n<div style=\"padding: 56.25% 0 0 0; position: relative;\"><iframe loading=\"lazy\" style=\"left: 0px; top: 0px; width: 100%; height: 100%; position: absolute;\" src=\"https:\/\/player.vimeo.com\/video\/377842340?texttrack=so;color=29837f&amp;title=0&amp;byline=0&amp;portrait=0\" width=\"300\" height=\"150\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Barnaamijka maareynta xanaaqa Br\u00f8set (SBM) waxaa lagu sameeyay Xarunta Br\u00f8set ee Taqasuska baaritaanka dambiga, amniga, iyo damiirka xabsiga ee Isbitaalka St. Olav. Waxaa jiro guud ahaan 450 daaweeyayaasha maareynta xanaaqa qaran ahaan (2018).<\/p>\n<p>Daaweeyaha isticmaalayo qaabkaan inta badan wuxuu ka shaqeeyaa <a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/ma-waxaad-tahay-qof-dagaal-badan-ama-ma-waxaad-ku-kacday-fal-dagaal-maxay-bixin-karaan-adeega-caafimaadka-maskaxda-ee-degmadaadu\/\">caafimaadka maskaxda<\/a>, ee <a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/ma-waxaad-tahay-qof-dagaal-badan-ama-ma-waxaad-ku-kacday-fal-dagaal-xafiiska-la-talinta-qoyska-ayaa-caawin-kara\/\">xafiisyada daryeelka qoyska<\/a> ama <a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/waa-maxay-adeegyada-daryeelka-carruurta\/\">adeega Daryeelka Carruurta<\/a>. Shaqaalaha waxay leeyihiin waajibaadka qarsoodiga, taas oo micnaheeda ah inay ugu fasixi karaan warbixintaada shaqsiga ah dhinacyada sadexaad ogolaanshahaaga, ama haddii ay jiraan halis dhow oo in qof la waxyeeleeyo. Turjubaanka waa la bixin karaa markii ay muhiim tahay.<\/p>\n<p>Waxaad kala xiriiri kartaa GP-gaaga ama xafiiska daryeelka qoyska wixii warbixin dheeraad ah ee ku saabsan adeega.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/stolav.no\/avdelinger\/psykisk-helsevern\/klinikk-psykisk-helsevern-allmenn-rehabilitering-og-sikkerhet\/avdeling-for-sikkerhets-fengsels-og-rettspsykiatri\/sinnemestring\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Warbixinta ku saabsan barnaamijka Br\u00f8setiyo xarumaha daaweynta la ansixiyay.<\/a>[\/vc_column_text][\/vc_column][\/vc_row]<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ma qabtaa dhibaatooyin xakameynta xanaaqaaga? Miyay midaan saameysay lamaanahaaga ama qoyska? Kadib waxaa noqon kartaa musharaxa caawinta ee daaweeyaha ka shaqeeyo maareynta xanaaqa.<\/p>\n","protected":false},"author":18,"featured_media":18114,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"_relevanssi_hide_post":"","_relevanssi_hide_content":"","_relevanssi_pin_for_all":"","_relevanssi_pin_keywords":"","_relevanssi_unpin_keywords":"","_relevanssi_related_keywords":"","_relevanssi_related_include_ids":"","_relevanssi_related_exclude_ids":"","_relevanssi_related_no_append":"","_relevanssi_related_not_related":"","_relevanssi_related_posts":"","_relevanssi_noindex_reason":"","footnotes":""},"categories":[984,2153],"tags":[],"class_list":["post-12575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-af-soomaali","category-dambiilaha"],"acf":{"visskjul_tittel":"Skjul tittel","visskjul_breadcrumb":"Vis br\u00f8dsmule","wizard_tittel":""},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/18"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12575"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26762,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12575\/revisions\/26762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}