{"id":12562,"date":"2021-02-22T12:22:52","date_gmt":"2021-02-22T11:22:52","guid":{"rendered":"http:\/\/nkvts.webforslag.com\/utover-somali\/ma-waxaad-tahay-qof-dagaal-badan-ama-ma-waxaad-ku-kacday-fal-dagaal-maxay-hjelpetelefonen-ku-siin-kartaa\/"},"modified":"2024-10-30T10:16:37","modified_gmt":"2024-10-30T09:16:37","slug":"ma-waxaad-tahay-qof-dagaal-badan-ama-ma-waxaad-ku-kacday-fal-dagaal-maxay-hjelpetelefonen-ku-siin-kartaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/ma-waxaad-tahay-qof-dagaal-badan-ama-ma-waxaad-ku-kacday-fal-dagaal-maxay-hjelpetelefonen-ku-siin-kartaa\/","title":{"rendered":"Waa maxay Qadka caawinta (hjelpetelefonen)?"},"content":{"rendered":"<div class=\"wpb-content-wrapper\"><p>[vc_row][vc_column][vc_column_text]Qadka caawinta waa adeeg loogu tallogalay qof walba ee u baahan qof uu la hadlo. Waxaad ahaan kartaa qarsoodi, tusaale ahaan, looma baahno inaad bixisid magacaaga. Waxaad la xiriiri kartaa Qadka caawinta haddii aad qabtid su\u2019aalo degdeg ah ama u baahantahay inaad kala hadashid qof wax ku saabsan rabshada xiriirka dhow, xadgudubka ama dayacaada canuga. Waxaad sidoo kale heli kartaa caawinta lagu raadinayo adeegyada kale ee taageerada ee gurigaaga u dhow.<\/p>\n<blockquote><p>Qadka caawinta waa adeeg 24\/7 loogu tallogalay qof walba ee u baahan qof uu la hadlo.<\/p><\/blockquote>\n<div id=\"film\" style=\"padding: 56.25% 0 0 0; position: relative;\"><iframe loading=\"lazy\" style=\"left: 0px; top: 0px; width: 100%; height: 100%; position: absolute;\" title=\"Slik m\u00f8tes du hos NAV\" src=\"https:\/\/player.vimeo.com\/video\/834372002?texttrack=no;color=29837f&amp;title=0&amp;byline=0&amp;portrait=0\" width=\"300\" height=\"150\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2>Yaa maamulo Qadka caawinta?<\/h2>\n<p>Shaqaalaha ka jawaabo wacitaanada taleefonka waa la taliyayaal joogta uga shaqeeyo oo si joogta ah u helo tababarka xirfadlaha iyo hagida. Shaqaalaha waxay leeyihiin waajibaadka qarsoodiga, taas oo micnaheeda ah inay ugu fasixi karaan warbixintaada shaqsiga ah dhinacyada sadexaad ogolaanshahaaga, ama haddii ay jiraan halis dhow oo in qof la waxyeeleeyo. Shaqaalaha waxay ku hadlaan af Noorweeyaan. Caawinta sidoo kale waxaa lagu heli karaa af Ingiriiis.<\/p>\n<h2>Waxaad ka soo wici kartaa Qadka caawinta dibada<\/h2>\n<p><a href=\"tel: 116123\">116 123<\/a> is lambarka Qadka caawinta Wadajirka Yurubiyaanka. Tani waxaa loola jeedaa in ka soo wicitaanka lambarka gudaha EU\/EEA, waxaa laguugu xirayaa adeega caawinta ee wadanka aad hadeer joogtid. Haddii aad dibada joogtid, laakin aad rabtid inaad soo garaacdid Qadka caawinta ee Norway, waa inaad soo wacdaa <a href=\"tel: 004791116123\">00 47 91 116 123<\/a>. Qiimaha mobeelka caadiga ah oo rukunkaaga ayay kadib quseyneysaa.<\/p>\n<p>Haddii aad jeclaan laheyd inaad u soo qortid la taliye badelkii wacitaanka, <a href=\"http:\/\/sidetmedord.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">waxaad isticmaali kartaa adeega onleenka ee Qadka caawinta sidetmedord.no.<\/a> Adeega waa bilaash, oo waxaad ku heleysaa jawaab 48 saac gudahood.<\/p>\n<p>Qadka caawinta waxaa ka howlgalo hay&#8217;ada <a href=\"http:\/\/www.mentalhelse.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Mental Helse<\/a> oo waxaa maalgeliyo Agaasinka Caafimaadka Noorweeyaanka.<\/p>\n<h2>Xiriirka<\/h2>\n<p>Taleefonka <a href=\"tel: 116123\"><strong>116 123<\/strong><\/a><\/p>\n<p>Adeega websaydka <a href=\"http:\/\/sidetmedord.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Sidetmedord.no<\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/mentalhelse.no\/fa-hjelp\/hjelpetelefonen\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Websaydka Qadka caawinta<\/a>[\/vc_column_text][\/vc_column][\/vc_row]<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Miyaad ku jirtaa xaalad nolol adag? Kadib waxaad ka soo wici kartaa lambarka bilaashka ah ee Qadka caawinta 116 123.<\/p>\n","protected":false},"author":18,"featured_media":25201,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"_relevanssi_hide_post":"","_relevanssi_hide_content":"","_relevanssi_pin_for_all":"","_relevanssi_pin_keywords":"","_relevanssi_unpin_keywords":"","_relevanssi_related_keywords":"","_relevanssi_related_include_ids":"","_relevanssi_related_exclude_ids":"","_relevanssi_related_no_append":"","_relevanssi_related_not_related":"","_relevanssi_related_posts":"","_relevanssi_noindex_reason":"","footnotes":""},"categories":[984,2153,2425,2426,2427,2428,2429,2431,2154],"tags":[],"class_list":["post-12562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-af-soomaali","category-dambiilaha","category-hjelp-so","category-hjelp-utsatt-digital-vold-so","category-hjelp-utsatt-kjonnslemlestelse-so","category-hjelp-utsatt-tvangsekteskap-so","category-hjelp-utsatt-voldtekt-so","category-hjelp-utsatt-so","category-qaraabada"],"acf":{"visskjul_tittel":"Skjul tittel","visskjul_breadcrumb":"Vis br\u00f8dsmule","wizard_tittel":""},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/18"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12562"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34647,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12562\/revisions\/34647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}