{"id":12038,"date":"2021-02-22T13:02:02","date_gmt":"2021-02-22T12:02:02","guid":{"rendered":"http:\/\/nkvts.webforslag.com\/languages\/af-soomaali\/"},"modified":"2021-03-16T13:34:07","modified_gmt":"2021-03-16T12:34:07","slug":"waa-maxay-dinutveino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/waa-maxay-dinutveino\/","title":{"rendered":"Waa maxay dinutvei.prod.dekodes.no?"},"content":{"rendered":"<div class=\"wpb-content-wrapper\"><p>[vc_row][vc_column][vc_column_text]<span style=\"font-weight: 400;\">Dinutvei.no waxay rabtaa inay caawiso:<\/span><\/p>\n<ul>\n<li style=\"font-weight: 400;\" aria-level=\"1\"><span style=\"font-weight: 400;\">kuwa la kulmay ama ay horaan u gaartay xadgudubka galmada ama rabshada oo xiriir dhow.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\" aria-level=\"1\"><span style=\"font-weight: 400;\">kuwa u keenay dadka kale rabshad ama xadgudub.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\" aria-level=\"1\"><span style=\"font-weight: 400;\">qoyska, saaxibada iyo dadka kale ee daryeelo iyo u baahan caawin iyo tallo.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\" aria-level=\"1\"><span style=\"font-weight: 400;\">xirfadlayaasha iyo hay&#8217;adaha.<\/span><\/li>\n<\/ul>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Websaydka wuxuu siiyaa dadka weyn oo kuma jiraan carruurta iyo dhalinta ka hooseeyo 16. Waxaan si kastaba rajeyneynaa in da\u2019yarta qaar ay ka faa\u2019idi karaan warbixinteena.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Haddii aad tahay canug ama dhalinyaro ama aad qabtid su\u2019aalo la xiriirto carruurta ama dhalinyarada, waxaan ku talineynaa websaydka <\/span><a href=\"https:\/\/www.ung.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"><span style=\"font-weight: 400;\">ung.no<\/span><\/a><span style=\"font-weight: 400;\"> (Noorweeyaan kaliya) ama\u00a0<\/span><a href=\"https:\/\/www.116111.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"><span style=\"font-weight: 400;\">116 111 Qadka gurmadka ee loogu tallogalay carruurta iyo dhalinyarada<\/span><\/a><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0(oo lagu heli karo dhoor luuqadood).<\/span><\/p>\n<h2>Maxaad ka heleysaa dinutvei.prod.dekodes.no?<\/h2>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaan rabnaa inaan ku caawino qof walba oo aan laga eegin jinsiga, da\u2019da, qowmiyada, awooda shaqada iyo booska siyaasada iyo diinta. Waxaad ka heleysaa warbixin wax ku ool ah iyo taqasusnimada ugu dambeeyay.<\/span><\/p>\n<ul>\n<li style=\"font-weight: 400;\" aria-level=\"1\"><a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/alle-hjelpetilbud\/\"><span style=\"font-weight: 400;\">Dinutvei.no wuxuu qoraa oo qeexaa adeegyada caawinta oo dhammaan wadanka ah<\/span><\/a><span style=\"font-weight: 400;\">.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\" aria-level=\"1\"><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaan bixinaa tallo iyo hagid.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\" aria-level=\"1\"><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaan wadaagnaa warbixin oo arimaha ugu muhiimsan ee la xiriiro rabshada iyo xadgudubka.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\" aria-level=\"1\"><span style=\"font-weight: 400;\">Waad noo weydiin kartaa su\u2019aalaha si qarsoodi ah.<\/span><\/li>\n<\/ul>\n<h2>Adeega Onleeka Su\u2019aasha iyo Jawaabta<\/h2>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ma haysaa wax su\u2019aalo ah ee ku saabsan xadgudubka galmada ama rabshada oo xiriir dhow ah? <\/span><a href=\"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/spor-oss\/\"><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaad noogu weydiin kartaa si qarsoodi ah adeega Su\u2019aalahaaga iyo Jawaabaha si onleen ah<\/span><\/a><span style=\"font-weight: 400;\">. Waxaad noogu soo qori kartaa af Ingiriis haddii aadan ku hadlin af Norweeyaan. Xaaladaan, waxaan ku soo jawaabeynaa af Ingiriis.\u00a0<\/span><\/p>\n<h2>Maxaa la fasiray?<\/h2>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaan kowdii fasirnay warbixinta la xiriirto halka laga raadiyo caawin. Intaas waxaa dheer, waxaan fasirnay qodobada qaar ee xiisaha leh.\u00a0<\/span><\/p>\n<h2>Howlgalka<\/h2>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Dinutvei.no waxay ka qeyb tahay dadaalka Dowlada Noorweeyaanka ah ee looga hortago rabshada xiriirada dhow. Websaydka waxaa maamulo\u00a0<\/span><a href=\"https:\/\/www.nkvts.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"><span style=\"font-weight: 400;\">Xarunta Noorweeyaanka ee Daraasadaha Rabshada iyo Murugada Naxdinta (NKVTS)<\/span><\/a><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0oo waxaa maalgeliyay Wasaarada Cadaalada iyo Amniga Dadweynaha.<\/span>[\/vc_column_text][\/vc_column][\/vc_row]<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku soo dhawow hagida qaranka Norweejiyaan oo ka caawiyo adeegyada, warbixinta iyo taqasuska kufsiga, xad gudubka kale ee galmada iyo rabshada oo xiriiro dhow. <\/p>\n","protected":false},"author":18,"featured_media":17122,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"_relevanssi_hide_post":"","_relevanssi_hide_content":"","_relevanssi_pin_for_all":"","_relevanssi_pin_keywords":"","_relevanssi_unpin_keywords":"","_relevanssi_related_keywords":"","_relevanssi_related_include_ids":"","_relevanssi_related_exclude_ids":"","_relevanssi_related_no_append":"","_relevanssi_related_not_related":"","_relevanssi_related_posts":"","_relevanssi_noindex_reason":"","footnotes":""},"categories":[984],"tags":[],"class_list":["post-12038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-af-soomaali"],"acf":{"visskjul_tittel":"Skjul tittel","visskjul_breadcrumb":"Vis br\u00f8dsmule","wizard_tittel":""},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/18"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12038"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24927,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12038\/revisions\/24927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.prod.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}