Dinutvei.no Logo Nasjonal veiviser
ved vold og overgrep

Maxay booliska sameyn karaan xaalada rabshada iyo xadgudubka?

mann hilser på kvinnelig politioverbetjent

Miyay kugu dhacday rabshad iyo xadgudub, midkood dhawaan ama muddo ka hor? Booliska waxay bixin karaan tallo iyo hagid, helaan wargelinada dambiga oo qiimeeyaan haddii illaalo loo baahanyahay.

Waa Xarunta Illaha Kaniisada ee ku aadan Rabshada iyo Xadgudubka Ggalmada? Waa maxay Adam?

Et kirkespir illustrerer at kirken har et tilbud til de som har opplevd seksuelle krenkelser, overgrep, vold eller voldtekt.

Miyaad la kulantay rabshada lamaane kuu dhow oo wiil saaxib ama miyuu saaxib ku kufsaday – malaha qof bulshadaada ah? Xarunta Illaha Kaniisada ee ku aadan ururka Rabshada iyo Xadgudubka Galmada (Kirkelig Ressurssenter mot vold og seksuelle overgrep) wuxuu caawiyaa labadaba dumarka iyo ragga, oo siiyaa koorsooyin tababar oo xirfadlayaasha iyo shaqaalaha kaniisada.

Weligaa weerar ama dagaal ma lagu qaaday? Maxaa ay rugta caafimaadka carruurta iyo adeega caafimada dugsigu ku siin karaan?

Snakk med skolehelsetjenesten eller helsestasjonen om vold og overgrep

Ma lagu weeraray, ama ma la kullantay dagaalan guriga ah? Rugta caafimaadka carruurta iyo adeega caafimaadka dugsigu waa bilaash iyo adeeg bilaash ah ee carruurta iyo qof dhalin yaro ah laga bilaablo 0 ilaa 20 sano jir, siiba waalidka ama filaya inay carruur dhalaan, oo waxay noqon kartaa meel wanaagsan in laga hadlo arrimahan.